Maamulka xarunta Hablo Kaab ee magaalada Kismaayo oo ka warbixiyay waxyaabaha ay baraan Haweenka dhigta xarunta

0
342
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta Hablo Kaab ee magaalada Kismaayo waa xarun lagu barto xirfadaha kala duwan sida cillaan saarka, karinta dharka iyo sameeynta uusiga,xaruntaan ayaa waxaa si gaar ah wax loogu baraa Haweenka aan fursad waxbarasho helin.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here