Maamulka Xarunta Farshaxanka Cawaale Women Group oo ka Warbixisay Xiligii Xurunta La aas`aasay iyo Xirfadaha Haweenka la baro 

0
210

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta farsamada gacanta Cawaale Women Group ee magaalada Kismaayo oo ay haween Soomaaliyeed wax ka bartaan ayaa la aas aasay sanadkii 2013 waxaana tan iyo waagaas wax ka bartay haweenku badan.  

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here