Maamulka xarunta Farsamada (KTI) ee Kismaayo oo ka warbixiyay fursadaha waxbarasho ee ay siiyaan dhalinyarada

0
77

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta farsamada gacanta ee KTI ayaa waxay soo saartay dhalinyaro badan kuwaas oo bartay xirfado kale duwan, waxaan ay soo jiidatay dhalinyaro oo ay xiiseenayaan in bartaan farsamoyinka kale duwan ee lagu barta xarunta.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here