Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Haweenka kunool magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay fafahameen muhiimada ay leedahay barshada farsamada gacanta
Sanad walba waxaa magaalada ka soo qalinjibiya Haween bartay noocyada kale duwan ee farsamada gacanta iyagoo Haweenka qaar ay ay xarumaha kale duwan ay ku barteen faramsada gacanta wayina hormarineysaa xirfadaha ay barteen Haweenka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.