Maamulka xarunta farsamada gacanta KTI oo dhalinyarada ugu baaqay in ay bartaan xirfadaha farsamada gacanta

0
106

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xarunta farsamada gacanta KTI ee magaalada Kismaayo ayaa la aas aasay sanadkii 2014-kii, waa xarun ay farsamooyinka kala duwan ee gacanta ku bartaan dhalinyaradda ku nool magaalada Kismaayo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here