Maamulka Xarunta Dhireynta Iftin ee kismaayo oo ka waramay muhiimada ay leedahay in la beerto dhirta

0
688

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhirtu waxaa ay faa’ido badan u leedahay  bulshada iyo deegaanka waxaana dunida ka Jira maalmo loo asteeyay dhir beerista maadaama dhirtu ay kaalin wayn kaga jirto Quruxda iyo bilicda degaanka.

Dhirta ayaa u kala baxda dhowr nooc oo kala ah dhirta Miraha laga beeto,dhirta laharsado,iyo dhirta qurxinta ee looyaqaano  falowar ama Ubaxa oo inta badan guryaha iyo goobaha shaqada lagu abuuro.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here