Maamulka Xarunta caafimaadka Deegaanka Buula-Guduud oo ka warbixiyey adeeg yada ay u qabtaan Bulshada deegaanka

0
322
Kismaayo(Idaacada Waamo)Xarunta Caafimaadka deegaanka Buula gaduud ayaa waxa ay qaabishaa bukaanada deegaanka iyo tuulooyinka kale ee ku dhaw  ayaa dhawaan waxaa dhisay xaruntan wasaaradda Caafimaadka jubbaland iyadoo ay qalabka xarunta u dhamestir tay ka dibna waxa ay bilawday howlaha ay u heyso dad weynaha deegaanka iyadoona malinkasta qaabisho bukaano kala duwan
Agaasimaha xarunta Caafimaadka deegaanka buula gaduud ayaa ka warbixinaya waqtigii la as aasay xarunta iyo adeeg yada ay bulshada u qabtaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here