Maamulka Xalwo Baazanda ee Kismaayo oo ka Warbixiyay Sida Bulshada  ugu Adeegaan 

0
292

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xalwada Baazanda oo ay dadka badidood u yaqaanaan Xalwo Kismaayo ayaa ah xalwada ay bulshada  ku nool Magaalada Kismaayo ugu  isticmaalka badan yihiin sido kalena waxaa laga soo dalbadaa gobolada dalka .

Hamdi Mahamed Yaasiinayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here