Maamulka Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Puntland oo ka hadlay sida ay ula socodaan Mashaariicada

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha Xafiska Hanti-dhowrka Guud ee Dowlada goboleedka Puntaland ayaa waxuu ka hadlay sida ay u socodaan mashruuciyada sharciyada caalimiga iyo sida ula dhaqamaan Barnaamiyada ay hayadaha caalimiga ah ay ka wadaan Puntaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here