Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa laga hirgaliyay dhowr biyo mareen oo waa wayn ku waas oo loogu tala galay in markii roob do’o ay biyaha Magaalada ka saraan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.