Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaafada Faanoole waxay kamdi tahay xaafadaha laf dhavarta u ah magaalada Kismaayo, maadaama xaafada ay ku taalo bartamaha magaalada, waxaa dhexmaraya qaar kamdi ah wadooyinka mashruuca nagaad oo dhowr waji leh.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.