Maamulka Waxbarashada ee Gobalka Jubada hoose oo faahfaahiyay adeegyo Waxbarasho laga hergeliyay Baar-sanguuni

0
265

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka baar-sanguuni oo ka mid ah deegaanada hoos yimaada deegaanada Kismaayo ayaa in mudo ah waxaa ka jiri baahiyo dhanka waxbarashada ah.

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sere ee dowlad goboledka Jubbaland ayaa dhawaan deegaanka baarka ka dhistay Dugsi hoose,dhexe kaas oo logu tala galay in wax looga badalo baahiyaha dhanka wax barashada ah ee deegaanka ka jira.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here