Maamulka Tuulada Gaasho ee Galbeedka Kismaayo oo codsaday in lasoo gaarsiiyo adeegyada aasaasiga ah

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tuulada Gaasha oo qiyaas ahaan dhanka galbeed Kismaayo ka xigta 12-KM, ayaa  waxaa kunool dad danyar ah oo tuulada degnaa markii hore iyo kuwo dhawaan kusoo barakacay tuulada kuwaas oo saameyn weyn ku yeelatay Abaarihii iyo Musiibadii ELnino.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here