Maamulka Shirkadda Najax Petroleum oo faah-faahin ka bixiyay adeegyada ay bixiyaan

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mareeyaha guud ee shirkadda Najax Petroleum, Yaxye Raaga Cabdi. ayaa ka hadlay adeegyada ballaaran ee shirkaddu bulshada siiso, isaga oo xusay in Najax Petroleum ay tahay shirkad hormuud ka ah sahayda shidaalka iyo adeegyada kale ee la xiriira tamarta taas oo ay gaadhsiiso gudaha dagmada kismaayo iyo nawaxigeeda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here