Maamulka shirkadda diyaaradaha freedom Airline oo kawarbixiyay adeegyada ay bulshada uqabato

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka somaliyeed ayaa ah kuwo inta badan gala safarada cirka iyaga oo u kala gooshaya gobalada dalka iyo sidoo kale wadamada caalamka waxana jira shirkado bixiya Adeegyo duulimaad.

Shirkadda diyaaradaha freedom Airline waxa ay kamid tahay shirkada ka hawlgala dadlka mar aan booqanay xarunta ay shirkadu kuleedahay magalada kismaayo ayaan kula kulanay Liiban Cabdirisaq oo kamida halwadeenada shirkada dulimaadyada freedom Airline wxa uuna inooga warbixiyay adeegyada ay bixiyaan iyo sidoo kale caqabadaha ay la kulmaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here