Maamulka Shirkadda Biyaha Jubba oo la waramay sida ay magaalada u gaarsiiyaan Biyaha

0
209

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxa laga dareemayaa horumarro kala duwan oo xagga ganacsiga ah, waxaana magaalada laga hergaliyey shirkado Biyo siiya bulshada Deegaanka.

Shirkadda Jubba waxay ka mid tahay Shirkadaha biyaha ee ka shaqeeya magaalada Kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here