Maamulka Shirkada Hormuud oo ka warbixiyay caqabadaha gabdhaha ka hortaagan inay ka shaqeeyaan shirkadaha gaarka loo leeyahay

0
48

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxa Suuq gaynta Shirka Hormuud ee magaalada Kismaayo Maxamed Cali Maxamed ayaa ka warbixiyay nidaamka ay u maraan marka ay dad shaqalaysiinayaa waxaa uuna sheegay in gabdhugu inta badan aysan kasoo gudbin imtaxaanka laga qaado dadka shaqo doonka ah, taasna ay keentay in tirada gabdhaha ka shaqeeya hormuud ay aad u yaradaan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here