Maamulka shirkada caafi oo kawar bixiyay adeegyada ay shirkadu  qabato

0
396
Kismaayo(WEaamo Radio)Shirkada caafi waxa ay kamid tahay shirgadaha ganacsi ee kashaqeeya magalada kismayo wana shirkad sosarta biyaha sifaysan
hadaba mar antagay xarunta shirkadu ay kuledahay magaladan kismayo ayan kula kulmay mamulka iyo shaqalaha shirkada oo ku hawlan shaqo malmeedkoda  ugu horayn qaar kamid ah shaqalaha kashaqeeya shirkada oo idacada waamo lahadlay aya kawar bixiyay shaqoyinka ay qabtan waxa ayna ishegen inay ku faraxsan yihiin shada ay bulshada uhayan
dhankale mamulaha shirkada abdi hasan macalin aya sharaxad kabixiyay biyaha ay sifeyaan iyo halka ay ka kenaan

Shirkadaha kala duwan ee kasaqeeya magalada kismayo aya ah ku dhalinyara usahla inay helaan fursado shaqo abuur.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Xamdi Maxamed Yaasiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here