Maamulka Shirkada Biyaha ee Jubba oo magaalada Kismaayo

0
855

kismaayo(Waamo Radio)Iyadoo Wasaarada Macdanta Tamarta iyo Biyaha Dowlad Gobaleedka Jubaland ay wado dadaalo dib loogu soo celinayo mashruuci biyo gelinta Kismaayo ee Yoontooy ayaa hadana waxaa jiro Warshado ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed oo soo saaro Biyo sifeysan.

Warshada Juba oo ay ka shaqeeyaan 40 shaqaale ah,waxay dhalinyaradan ka warbixiyeen muhiimada ay u leedahay in dalkooda ay ka shaqeysteen.
Cabdiqaadir Macalin Ibraahim Maareeyaha qeybta wax soosaarka ee Warshada Biyaha Juba ayaa ka waramay sida ay ugu suurta gashay in ay asaasan Warshad sifeysa Biyaha.
Maamulaha guud ee Shirkada Juba Cabdi Jaamac ayaa dhankiisa ka warbixiyay baahida keentay in ay magaalada Kismaayo ka hergeliyaan Warshadan iyo qeybaha ay soo saarto.
Waxaa warbixiontaan inoo soo jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here