Maamulka Rugta Ganacsiga Jubbaland oo ka warbixiyay tayada uu leeyahay shidaalka la keeno

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Magaalada Kismaayo waxaa ganacsatada qaar ay ka shaqesataa iibinta shidaalka  oo la dhafar u noqaday bulshada qaar ee kunool deegaanada dowlada goboleedka Jubbaland

Shidaalka  la keena magaalada Kismaayo ayaa waxaa la soo marayaa taydhoorka Jubbaland si loo hubiyo tayada uu leeyahay shidaalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here