Maamulka rugta ganacsiga Jubbaland oo ku wacyigeliyey ganacsatada Jubaland inay u dhimriyan bulshada

0
239

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubaland Xuseen Raabi Kaahin Fariin wacyigelin u direy ganacsatada kunool deegaanada dowlad goboleedka Jubaland si ay u dhimriyan bulshada ay u adeegayaan.

Gudoomiyaha aya aka hadlay cudurka covid 19 wuxuuna sheegay in cudurka ay saameyntiisu ay wali ka jirto maadaama ay yaraadeen wax soo saarka warshadaha caalamka iyo socdaalka maraakiibta xamuulka qaada ee keena shixnadaha Ganacsi.
Dhanka kale Gudoomiya ayaa bulshada ugu baaqeyn in ay isticmaalaan wax soo saarka dalagyada beeraha dalkooda oo aysan kaliya fiirsan kuna tiirsanaan badeecadaha laga keeno dalka dibadiiisa.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixitan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here