Maamulka Puntland oo Mashaariic Horumarineed ka Hirgalineysa magaalada Boosaaso.

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Macdanta Biyaha iyo Tamarta Puntland Caarshe Saciid Muuse ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay wado qorashaha mashruuuca helista koronto jaban iyo biyo nadiif ah gaar ahaan shacabka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here