Maamulka Naadiga akhriska Iyo Qoralka ee SABA oo Bulshada ku booriyay akhriska

0
31
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wax akhrisku waa mid ka mid ah hababka ugu muhiimsan ee qofka u kobcin karo aqoontiisa, garaadkiisa, iyo aragtidiisa ku aaddan nolosha. Waa hawl aad u qiimo badan oo kaalin weyn ka ciyaarta horumarinta qofka iyo bulshada guud ahaan.
Wax akhrisku wuxuu qofka ka caawiyaa inuu ballaariyo aqoontiisa, isagoo helaya macluumaad ku saabsan mowduucyo kala duwan, wuxuuna suurtogal ka dhigaa in qofku fahmo arrimaha cusub iyo taariikhda hore. Sidoo kale, wuxuu kobciyaa awoodda fekerka iyo fahamka, isagoo qofka ka caawinaya inuu si qoto dheer u falanqeeyo oo u qiimeeyo macluumaadka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here