Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maxjarka xoolaha magaalada Kismaayo ayaa isku diyaarinayo in sanadkan ay dhoofiyaan ku dhawaad saddex kun oo neef oo lo’ah.
Xoolaha la dhoofinaya ayaa maraya baaritaan Caafimaad si loo ogaado cudurada ay qabaan iyo guud ahaan xaaladooda Caafimaad si loogu dhoofiyo dalka dibadiisa.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.