Maamulka Masjidka Abuubakar Al-Sidiiq ee Kismayo oo dadka Muslimiinta ah ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Masaajidka

0
339

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xaafada New kismaayo oo kamid ah xaafadaha ku yaala Magaalada Kismaayo  ayaa waxaa laga wadaa dhismaha masjidka iyo madarasada Agoonta oo laga hirgalinaayo xaafadaasi.

Dhismaha masjidka iyo madarasada Agoonta ayaa ah mid bilow ah waxaana uu yahay mid ay baahi weyn u qabaan dhismaha masjidaka iyo madarasada dadka ku nool xaafadaasi New Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here