Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Todobaadyadii lasoo dhaafay Magaalada Dhuusamareeb waxaa ka socday dadaalo kala duwan oo wax looga qabanaayo goobaha biyo fariisin oo laga cabsi qabo iney biyo badan fariistaan oo hadhow bulshada ay dhibaato badan kasoo gaarta.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.