Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Garoonka diyaaradaha Deegaanka dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa xilliyada uu roobku do,o waxaa uu noqdaa meel ay biyuhu fariistaan taas oo mararka qaar sababta in diyaaraduhu aysan garoonka ka dagin Cabsi ay ka qabaan biyaha garoonka fariista.
Hadaba Maamulka Magaalada Dhoobley ayaa maalmaan garoonka ka waday howlo lagu Dayactirayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbiixntan inooga diyaarisay.