Maamulka Madarasada Xifdinta Qur’aaanka Kariimka ee Nuurul-Hudaa oo Walaalaha Muxsiininta ah ka codsaday in Dhul loo iibiyo xarunta

0
145
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madarasada Xifdinta Qur’aaanka Kariimka ee Nuurul-Hudaa waa madaraso balaaran oo ku taalo Magaalda kismaayo waxaana wax lagu baraa ku dhawaad 200 oo ah caruur Agoon ah oo u badan gabdho iyo qaar ka soo jeedo qoysas dan yar ah kuwaasi oo aan Awoodin in ay caruurta ka bixiyaan qaraashda wax barashada.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here