Maamulka Madarasada Salmaan Al Faarisi oo Xaflad Qalinjibin ah u qabtay Arday dhammeeysay Qur’aanka Kariimka

0
307

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madarasada Salmaan Al Faarisi oo Xaflad qalinjibin ah U qabatay Arday dhameysay barashada Quraanka Kariimka.

Madarasada Salmaan Al Faarisi oo Ka mid ah Madaarista magaalada kismaayo ayaa xaflad qalinjabin ah u sameeysay qaar ka mid Arday baratay Quraanka Kariimka qowlkii eebe.

Munaasabaddan qalin jibinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah Culumaa`udiinka magaalada kismayo, Macalimiin iyo Maamulka Madarsada, Xaflada ayaa waxaa loo qabtay 15 ka mid ah ardayda Madarasada oo Quraanka kariimka baratay.

Cowke Cali Cawil aya warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here