Maamulka Madarasada Nuurul Huda oo bulshada ka codsaday inay kala qayb qaataan Sidii madarasada dhul loogu iibin lahaa

0
48
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madarasada Nuurul Huda ee Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose oo ay wax ku bartaan caruur ay tiradoodu gaarayso 300 oo arday ayaa waxaa soo wajahay duruufo dhaqaale oo sababay in xaruntii madarasadu ku taalay ay xiranto.
Maamulka maradasada ayaa lagu wargaliyay in dhulka madarasadu ku taalo ay baneeyay ama iibsadan maadaama dhulka  madarasadu si ku meel gaar ah u sii daganay ay  dadkii lahaa u soo baahdeen ‘waxaa ayna taasi keentay in madarasada laxiro maadaama maamulka madarasada aysan awoodin inay bixiyaan lacagta  dhulka lagu iibsanayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here