Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madarasada Mustaqbal ee magaalada kismaayo ayaa xaflad qalin jabin ah u sameysay qaar kamid ah ardaydeyda oo dhameysay Qur’aanka kariimka qowlkii Eebbe, xafladda waxaa ka soo qeyb galay arday macalimiin, Waalidiin, iyo Maamulka Madarasada Mustaqbal.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.