Maamulka madarasada Al-rayaan ee magaalada kismaayo oo kawarbixiyay sida ay u shaqeeyaan

0
31

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madarasada AL-Rayaan oo kamida madarasooyinka ku yaalla magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose ayaa waxa dhigta Arday farabadan oo isagu jira wiilal iyo gabdho  waxaa ayna madarasadu ka koobantay sadex qaybood oo kala ah qayb lagu barto Qur’aanka kariimka ah qayb machad ah oo niyana lagu barto shareecada islaamka iyo qayb iskuul ah oo lagu barto madaadooyin kala duwan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here