Maamulka madarasada Al-khayraad oo codsaday in laga qayb-qaato iibinta dhul ay madarasadu ku shaqayso

0
291

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madarasada Al-khayraad waxaa ay ka mid tahay goobaha lagu barto Diinta Islaamka ee ku yaala Magaalada Kismaayo waxaana xiligaan soo foodsaartay Caqabad la xiriirta dhulkii ay daganay oo laga saarayo.

Madarasada oo markii hore ku shaqaynaysay dhul ku meel gaar ah ayaa haatan dadkii dhulka lahaa waxaa ay maamulka madarasada ku wargiliyeen in dhulkooda ay iib urabaan ayna lagama maarmaan tahay in maamulka madarasadu ay baneeyaan ama iibsadaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixibtan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here