Maamulka Madarasada Al-furqaan ee magaalada Kismaayo oo codsaday in Loo iibiyo Boos

0
56
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madarasada barashada iyo xifdinta Qur’aanka kariimka ee Al-furqaan  oo waxa wax lagu baraa  in ka badan 100 Arday oo isugu jiro Wiilal iyo Gabdho caruurtaan waxaa u badan Agoon iyo caruurur ay dhaleen Qoysas danyar ah.
madarsada ayaa hada qarka u saaran in ay bur-burto kadib markii lagu dul iibsaday gurigii caruurtaan wax lagu baraayay waxaana lagu wargaliyay in ay isaga guuran muddo kooban.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here