Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Macadka Imnu Qayim Al Jowzi ayaa Magaalada Kismaayo ayaa xaflad qalin Jabin ah u qabatay arday baratay Culuumta Shareecada islaamka iyo walibo luuqada Carabiga.
munaasabadda ayaa waxaa kasoo qeyb galay maamulka mu`asasada al qeyraad, maamulka Macadka Imnu Qayim Al Jowzi, waalidiin, arday iyo marti sharaf kale.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.