Maamulka Machadka Al-Bukhaari oo baaq u diray Macaahida kale

0
298

Kismaayo(Idaacada Waamo)Iyadoo magaalada Kismaayo ay ku yaalaan macaahid kala duwan oo lagu barto culuumta diinta Islaamka ayaa Maamulka Machadka Al-Bukhaari waxaa uu baaq u diray macaahida kala duwan ee ku yaala magaalada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here