Maamulka Macadka Hilaal ee Magaalada Kismaayo oo ka Warbixiyay aas aaska Macadka iyo Culuumta ay bixiyaan

0
211

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Macadka AL-hilaal oo ka mid ah macaahida magaalada Kismaayo ayaa ardayda dugsiga sare noqonaysa wuxuu ka dhisaa Luuqada ingiriiska iyo qaar ka mid ah maadooyinka dugsiga sare lagu qaato sida kimistariga, bay’olajiga,fiisigiska iyo xisaabta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here