Arday ka Qalinjibisay Mac-hadka Nuur Abwaan oo Xaflad loo qabtay

0
175
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Arday Baratay cilmiga diiniga iyo  maadiga isla markaana ka qalin Jabiyay Mac’hadka Nuur abwaan ayaa xaflad qalin Janina loogu qabtay magalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose.
Munaasabadda ayaa waxa ka soo qaybgalay Maamulka Mac-hadka macalimiin Arday iyo waalidiin.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here