Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka barashada Culuumta carabiga ee sib-weh oo ka mid ah macaahida ugu waa wayn Magaalada Kismaayo ee lagu barto culuumta islaamka ayaa la aas aasay sanadkii 2011kii xiligaas oo ay fariisteen dibcadii ugu horaaysay ee macadka wax ka barta.
waxaa tan iyo markii macadka sib-weh la aas aasay ka qalin jabiyay 10 difcadood ku waas oo qaar kood ay hada yihiin macalimiin ka qayb qaatay horumarinta wax barashada macadka iyo goobaha kale ee waxbarashada Degmada Kismaayo .
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.