Maamulka Mac-hadka Al-Bukhaari ee magaalada Kismaayo oo baaq u diray Macaahida kale ee Kismaayo

0
253

Kismayo-(Idaacadda)-Maamulaha Macadka Al Bukhaari ee Macalin Mukhtaar ayaa Bahda Waxbarashada Iyo Macaahida Kismaayo Ugu Baaqey iney is Caawiyaan oo ay is Garab Qabtaan Waqti Walbo.

Maamulaha Ayaa sidoo kale ugu Baaqey Macadyada Iney Iska Caawiyaan Macalimiinta Iyo Agabyada Wax Barashada Sida Buugaagta, Kutaabada, Kuraasta , Miisaska  Marka ay Macaahida Cusub yihiin.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here