Maamulka Kismaayo Taxsi oo ka hadlay sida ay Bulshada ugu Adeegaan

0
309

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Kismaayo Taxsi oo ah shirkad ka shaqeeysa dhinaca gaadiidka dad waynaha, dhawaanna Magaalda Kismaayo xafiis ka furatay ayaa keentay  gaadiid cusub oo ay ku kordhinayso kuwo horay Magaalada uga shaqaynayay oo ay shirkaddu leedahay.

Maxamed Axmed Mursal oo  Mulkiilaha shirkadda Kismaayo Taxsi ayaa ka warbixiyay adeegyada ay shirkaddaan u qabato bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here