Maamulka Jamacadda Kismaayo oo sheegay in Casharada ay ku bixiyaan qaab online ah

0
300

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Cudurka Coronavirus ayaa waxaa uu saamayn badan ku yeeshay dunida waxan cudurkan u dhintay dad farbadan.
Soomaaliya waxaa ay kamid tahay wadamada uu saameeyey cudurka Covid-19 Dowlad gobaleedka Jubbland ayaa waxaa kamid tahay meelaha uu saameeyay Cudurkan.

Dhaqaalaha,isu socodka dadka weynaha iyo waxbarshadda  ayaa hakad la galiyey kadib markuu uu cudurka lagu arkay Jubbland Meelaha uu sida gaarka ah saamaynta ugu yeeshay ayaa waxaa ka mid ah Goobaha waxbarashada Sida Jaamacadaha iyo Iskuulada.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here