Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Araday ka baxay dugsiyada sare ee Magaalada Kismaayo ee danaaynaya inaay sii wataan waxbarashadooda ayaa bilaabay inaay ku biraan Jaamacada kala duwan ee Magaalada.
Jaamacadda Kismaayo unaversity oo ka mid ah Jaamacada ugu faca wayn degamada Kismaayo ayaa kulan soo dhawaayn ah u samaaysay ardayda cusub ee sanadkaan Jaamacada ku biiray waxaa ayna maamulka iyo macalimiinta Jaamacada ardayda cusub u sharaxeen nidaamka waxbarashada Jaamacada iyo shuruudaha u yaala.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.