Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo ardayda Jaamacadda DAHA ayaa bulshada ku nool deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose u qabtay kulan wacyi galin ah ka soo la xiriira arimaha waxbarashada.
Maamulka Jaamacadda ayaa kula dar daarmay shacabka deegaanka Goobweyn in ay kula dadaalaan waxbarashada ubadkooda si ay mustaqbalka u noqdaan kuwa anfaca dadka iyo dalkooda.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.