Maamulka Jaamacada daaha Faraceeda Kismaayo Munaasabad soo dhawayna u qabtay ardayda sanadkan kusoo biiraysa Jaamacada

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Jaamacada daaha faraceeda Magalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa munaasabad soo dhawayna  uqabatay ardayda sanadkan kusoo biiraya Jaamacadda daaha, inta ay socotay munaasabada ayaa waxaa ardayda si guud loogu sharaxay kuliyadaha kala duwan Jaamacadda, si ayna ardydu ugu wareerin doorashada kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda.

Juweyriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here