Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-ayadoo xiligan ay da’ayaan roobab sidoo kalana ay jirto cabsi laga qabo in mar labaad uu soo rogaal celiyo caabuqa Coronavirus oo meelo badan oo dunida kamid ah ku soo laba kacleyay ayaa magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka bilowday ol-ole nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilicda magaalada kaas oo ay siwada jir ah uga qaayb qadanaya Maamulka magaalada dhoobleyo ururada bulshada sida ururka Haweenka iyo ururka dhalinyarada.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.