maamulka iyo macalimiinta Madarasada AL-furqaan bulshada Soomaliyeed ka codsaday in ay ka caawiyaan sidii xaruntan dhul ay leedahay loogu iibin lahaa

0
129
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-madarasada AL-furqaan  waxaa ay ka mid tahay goobaha lagu barto wax barashada diiniga ah ee ku yaala Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaana wax kabarta caruur u badan agoon iyo kuwo danyar.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here