Maamulka iyo howl-wadeenada shirkada maaraynta qashinka ee Waamo oo farriin u diray bulshada Ku nool magaalada Kismaayo

0
97

Kismaayo(Idaacadda waamo)-Shirka maaraynta qashinka ee Waamo oo ka shaqeysp magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa qashainka ka qaadda xaafadaha kala duwan iyo suuqa wayn ee magaalada Kismaayo,waxaa ayna qashaqinka geysaa meelo ka baxsan magaalada halkaas oo lagu gubo ama lagu shubo godad loogu tagalay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here