Maamulka iyo Ardeyda Jaamacada Jubba oo sameeyey olole Nadaafadeed.

0
415

Kismaayo(Waamo Radio)Ardeyda wax ka barata jamacada Jubba ee Magaalada Kismaayo ayaa waxa ay Jaamacadda dhaxdeeda ka sameeyeen olole nadaafadeed tasi oo looga golleeyahay kor u qaadida bilicda Jaamacadda.

Qaar ka mid ah ardeyda ayaa kawaramay ahmiyada ay leedahay in si wada jir loo ilaaliyo nadaafada waxaana ay Sheegeen  in ay Waajibtahay ilaalinta nadaafadda.

Dhanka kale Cabdiraxmaan Macalin oo ah madaxa qeybta Caafimadka Jamacadda Jubba ayaa sharaxaad dheer ka bixinaya ololaha nadaafadeed ee ay sameeyeen ardeyda iyo Maamulka Jamacaddu.

waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaysa:-Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here