Maamulka iyo ardayda Iskuulka Deegaanka Luglow oo farriin u diray Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland

0
290

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Lugloow waxaa uu ka mid yahay Deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ,waxaa ayna dadka Deegaanka ku nool baahi wayn u qabaan in ay helaan adeegyada asaasiga u ah noloshada Aadanaha oo ay ugu horrayso adeeg waxbarasho oo dhamaystiran.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here